Daawo Muuqaalka: Guddoomiyaha HQBQ Oo Xadhiga Kajaray Suuq Cusub Oo Loodhisay Kaamka Qalax

Xafladda xadhiga lagaga jarayey suuqa cusub ee loodhisay kaamka Qalax oo lagu qabtay isla kaamkaasi ayaa waxa kasoo qayb galay guddoomiyaha HQBQ, Badhasaabka gobolka Maroodijeex, Xoghayaha dawladda hoose ee Hargeysa, masuuliyiin saresare oo kasocday hay'addaha #UNHCR, ACTED iyo NRC, masuuliyiin kale iyo xubno kasocday bulshada kaamka kunool.