HQBQ ayaa ka qayb gashay shir ay so qaban qaabisay hayada MMTF

Hay'adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa qayb ka ahayd shirkii  MMTF oo ay iskugu yimaadaan Hay'addaha dawladda iyo kuwa caalamiga ahba sida wasaaraddaha rimaha Dibadda , W/Arimaha Gudaha , W/Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, W/Cadaalada , W/Shaqo gelinta Arimaha bulshada iyo Qoyska,  Komishanka xuquuqul Insaanka Qaranka iyo Hay'adda IOM.
Dhamaantoodna waxay ka shaqeeyaan arimaha socotada (MIGRANT).
Shirkan oo ka qabsoomay magaalada Borama  waxyaabaha ugu doorka roonaa ee lagaga wada hadlay waxa ka mid ahaa sidii looga wada shaqayn lahaa arimaha qulqulka ee dalka kusoo badanaya waliba xal loogu heli lahaa mustaqbalka dhow