Waaxda Cududda Shaqaalaha ee Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranku Waxay u xil-saarantahay inay abuurto jawi dhamaan Shaqaalaha Hay’addu ay u riyaaqaan saamaynta ay shaqadoodu ku leedahay in la gaadho hiigsiga iyo himilada shaqo ee Hay’adda iyadoo loo maraayo nidaamka maaraynta hawl-qabadka Shaqaalaha oo ku salaysan hannaanka qorshaynta shaqada,maaraynta iyo qiimaynta hawlqabadka Shaqaalaha ,iyadoo xil wayni ka saran yahay in dhamaan Shaqaalaha HQBQ kor loo qaado Aqoontooda iyo Karidooda Shaqo laguna dhisaayo Tababar joogto ah. 

 

 

Waaxdani Waxay ka kooban Tahay Shan Qaybood oo Kala Ah:- 

  • Qaybta Horumarinta Shaqaalaha  
  • Qaybta Shaqaalaysiinta,Dalacsiinta,Iyo Bedelka Shaqaalaha 
  • Qaybta Qiimaynta Hawl-qabadka Shaqaalaha 
  • Qaybta Cafimaadka iyo Bad-qabaka Shaqaalaha 
  • Qaybta Maamulka Cududda Shaqaalaha 
                                                               
                                                                                 Qaabdhismeedka Waaxda Cududa Shaqaalaha HQBQ
                                                                           
   Human Resource Department Structure

                                                              


update by NDRA ICT Department