Waaxda Soonoqdayaasha iyo Socotada


Hordhac

Waaxda Soo-noqdayaasha Iyo Tahriibka Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Waxay u xil saarantahay Arimaha dadka Soo-noqdayaasha ah ee reer Somlailand ee ku nool waddanka dibadiisa isla-markaana ku dhibaataysan wadamada ay ku nool yihiin una baahan inay wadankooda ku soo-noqdaan soona dalbada in wadankooda si nabadgalyo ah loogu soo celiyo kuwaasi oo u badan muwaadiniinta somaliland ee ku nool wadamada ay colaadaha iyo Dagaaladu ka qarxeen sida Yemen,Suriya ,Waxa kale oo ay qaybtani si wayn uga shaqaqysaa Soo celinta dhalinyaradii reer Somaliland ee Tahriibay kuwaasi oo ku dhibataysan  wadamada Libya iyo sudan. Waxay ka kooban tahay Sadex Qaybood (Section) oo kala ah

  1. Qaybta Soo-noqdayaasha
  2. Qaybta Dib-udajinta
  3. Qaybta Tahriibka (Wacyigelinta Muhaajiriinta)

 
Qaabdhismeedka Waaxda Soonoqdayaasha iyo MRC