WAAXDA FARSAMADA Iyo TECHNOLOGY-GA ( ICT DEPARTMENT)
Waaxda Farsamada iyo Technology-(ICT Department), waa waaxda u qaabilsan hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka hawlaha ku tacaluqa technology-ga, Waaxda farsamda iyo Technology-yada hay’addu waxa kale oo ay u xilsaarantahay gacan kuhaynta iyo horumarinta baraha bulshada iyo website-ka hay’adda.
Waaxda waxa la aasasay bishii 4aad ee sanadkii 2020, sidaa darteed waaxda ICT-du waxa ay kamid tahay waaxaha cusub ee dhawaan uun noqday waax madax bannaan iyada oo markii hore waaxda ICT-du ahayd qayb hoos tagta waaxda maamulka
DEPARTMENT DUTIES
Information technology (IT) is a field that involves the use and development of computers. , This department generally handle all of the technology that the organization uses Whether it’s a computer or fix the other electronic machines such us copies, Printers, scans and etc.
Some Duties of the ICT Department.
- Network Management.
- Agency Social Media management
- Storing and managing Data.
- Technical Support.
- Updating the website
THE STRUCTURE OF THE DEPARTMENT
updated by ICT department.