HQBQ ayaa shaybaadh bed qabka indhaha ah u sameeyey shaqalaha xafiiska Hargeisa.

Shaqaalaha Hay'adda qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka, ee
ku qoran Xarunta Hargeisa ayaa saaka Dhakhtarka Al ixsan Eye clinic
ayaa shaybaadh bed qabka indhaha ah ugu sameeyey xafiiska HQBQ.
Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha Iyo Saxaafadda.
Tan ayaa muujinaysaa sida harag la'aanta ah ee maamulka HQBQ ay kor u qaadayaan tayada
iyo cafimaad qabka shaqalaha HQBQ