Warbixinta Todobaadka Ee Xafiiska u adeegidda Muhaajiriinta Ee Hay’adda Qaxoontiga & Barakacayaasha JSL



Todobaadkan xafiiska MRC ee HQBQ waxa uu adeeg u fidiyay Dad tiradodu dhantahay (161 qof) oo muhaajirin ah, una baahanaa adeegyo kala duwan; sida in la diiwangaliyo, caafimaadkooda la eego lana daweeyo cidii u baahan, sidoo kale waxa laga jawaabay cabashadii ay qabeen qaar ka mida muhaajiriintu, waxa kale oo loo qaybiyay waxyaabaha aan cuntada ahayn sida; Bustayaal, Maacuunta cuntada lagu karsado, iyo Jirakaamo biyo ay ku shubtaan.

Waxa kale oo la talin loosameeyey dadka isku buuqsan ee xafiiska yimi iyada oo  lasiiyay talo xaga maskaxda ah (psychosocial counseling support).


 shaxdan hoose waxa aanu kusoo koobnay waxyaabihii loo qabtay todobaadkan dadka muhaajiriinta ah ee Dalka JSL ku sugun gaar ahaan inta soo booqatay xafiiska MRC.

No 

Adeegyada 

Tirada Dadka ah ee loo adeegay

  1.  

Caafimad

90

  1.  

Diwaangelin

31

  1.  

Latalin

2

  1.  

Ka jawaabida Cabashooyinka

16

  1.  

Wacyigelin

11 

  1.  

Waxyabaha aan cuntada ahayn ee loo qaybiyey

11

 

Wadarta guud

161


SAWIRRO





XAFIISKA IT-ga iyo Warbaahinta
HQBQ JSL.