HQBQ ayaa Caynaba Ka Dhagax-dhigtay Guryo loo Dhisayo Dadka Danyarta ah

Hay'adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka,  Sos iyo Taakul ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay 10 guri iyo 17 suuli oo loo dhisi doono Barakacayaasha Caynabo.
Waxaa Dhagax dhigaa goob joog ka ahaa Guddomiyaha Hay'adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Cabdikariin ahmed maxamed Xinnif,
adhasaabka Gobolka Saraar, Maayir ku xigeenka Caynabo iyo masuuliyiin kale oo ka kala socday Hay'addaha Sos IyoTaakulo.


Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha iyo saxaafada