Muuqaal: Guddoomiyaha HQBQ Oo Kulan Laqaatay Wefti Sare Oo Kasocda Urur Goboleedka IGAD.

Weftigan oo in muddo ah dalka kusugnaa isla markaana qiimayn kusoo sameeyay magaalo xudeedka Wajaale ayaa markii uu soo dhamaaday kulankaasi waxaa ka warbixyay guddoomiyaha oo sheegay in Weftiga ay u gudbiyeen arrimaha ay u baahan yihiin inay kawada shaqeeyaan labadooda dhinac, gaar ahaana arimaha socotada iyo Tahriibta kasoo gudbaya magaalooyinka Wajaale, Goroyo-Cawl iyo Xariirad.

Dhankoodana Weftigan ka socday Urur Goboleedka IGAD ayaa u mahad-naqay guddoomiyaha iyaga oo sheegay in kulan koodani kusoo dhamaaday jawi deggan iyo is afagarad buuxo oo laga gaadhay arrimaha laga wada hadlay.
NDRA/Hargeisa office.


NDRA/news
xafiiska Hargeysa.